Saxar Group

Saxar Group

Saxar Group waa shirkad ganacsi oo bixin doonto adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Saxar academy iyo Badal pay iyo sidoo kale  adeegyo kale oo dhawaan aan soo bandhigi doono insha Allaah.

Saxar Group

Academy

Saxar Academy waa qayb aad ku baran doonto hababka kala duwan ee suuqan looga shaqaysto sidoo kalena aad ka heli doonta adeegyo aad u heer sareeya oo maanta qofka raadinaya adeegyadaas ay kaga bixikarto lacag aad u badan.

Cryptocurrency

Suuqan oo ah suuq wali curdan ah ayaa looga shaqaystaa 4 qaab oo kala duwan.
1.  Crypto trading.
2. Crypto Investing.
3. Presale Investing.
4. Fursadaha Crypto mining iyo Node validators.

Saxar Academy waxa lagugu bari doona sida aad 4-tan qaabba ugaga shaqaynsan laheed suuqan.

Badal Pay

Adeega BadalPay wuxuu kuu saamaxayaa inaad kusoo shubato account-kaaga lacagta dollar gudaha wadanka, iyo sidookale inaad kala bixi kartid accountkaaga lacag isla markaana ku shubankartid telefoonkaga (SAHAL, ZAAD iyo EVC)

Maankaliza

CO-Founder

Aasaasaha shirkadda Saxar Group. 
Cryptocurrency investor (Trading, Investing and Presale investing).

Fowsi Mohamoud Dayib

manager

CEO of 4A-Crypto. Computer Scientist. 
Crypto investor (Trading, Investing, Private sale,  Mining and Node Validating) 

Mike Stuart

SEO

I am text block. Click edit button to change this text. Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit.

Open chat
1
soo dhawoow macmiil maxaa kaa caawinaa